Hambalyo Ku Socota Maareeyaha Cusub Ee Dekeda Berbera By: Guled Iman Mohamed

0
991

Aniga oo ah Guled Iman Mohamed waxan  hambalyo u dirayaa  Maareeyaha Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane, Axmed Yuusuf Dirir ee Xalay Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay,oo ah masuul in badan ka shaqaynayey Dekeda oo aaqoon iyo waayo aragnimo dheeraad ahana u leh mamulka iyo maaraynta Dekeda .

 

Waxa aanu leenahay ,waa Xil ku munaasiba ah in loo magacaabo Axmed Yuusuf Dirir, inuu naqdo Maareeyaha cusub ee Dekeda Berbera, oo uu hore u ahaa Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor).

 

Maareeyan cusub oo hore uga soo shaqeeyay  Dekeda Berbera ,oo aan aaminsanahay in uu horumarkii u hore u sameeyay halkii ka sii wadi doona insha allah,

 

Ugu danbayntii , waxa aan Alle uga baryeyna, in uu xilkaas culus ee loo magacaabay Alle uu fudaydi yo, kana dhigo mid u dhabar adayga waajibadkiisa shaqo ee loo igmaday in uu umada uqabto.

 

 

Guled Iman Mohamed

Hargeisa, Somailand

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here