Hambalyo Aroos: Ganacsade Maxamed Aw Siciid iyo Dhamaan masuuliyiinta Somcable Waxay Hambalyo u Dirayaan Mohamed ibrahim faarah (fudhuule) iyo Hodan Omer + SAWIRRO

0
2427

HargeisaPress  — Dhamaan masuuliyiinta Somcable oo ugu horeeyo Mohamed said geedi iyo Abdulkadir Batuun Caraale Caydiid Aaden Geedi Issa Ismail Issa, Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Mohamed ibrahim faarah  (fudhuule) iyo  Hodan omer Hirad  oo Caawa ku aqal galay  Summer Time Green plaza wedding hall Hargeiysa Waxan leenahay Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr.

 

 

caruu

caru

caruuska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here