Haddaad Maanta Dhiiran Tahay ! Berina Dhan Kale Martaa ! Dharaarina Waayaheed !

0
914

Waxaan Ku Canbaareenaya Xukumada Somaliland Fara Galinta Qaawan Ay Ku Hayso Gobolka Saaxil , Taasina Waa Nooc Ka Mida Ah Xaalad Khilaaf Aboor Ah Si Ay Oga Hor Istaagto Diiwaan Galinti Ka Bilaabmaysay Gobolka Saaxil !!!

 

Waxaan Ka Haynaa Xukumada Somaliland Berbera Waa Suddoh Wayen ! Suddoh La Dhibaayana Dee Waa Ceeb , Markaa Fadlan Khilaaf Aboorka Si Deg Deg Ah Halaga Joojiyo !!! Waxaanan O Sheegayay Xukuumada Somaliland Inay Isku Dirka Muaadiniinta Ay Ka Waantoodo , Shalay Isku Dirki Teaterki Hargeisa Ayaad Ku Fashilanteen !!

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka Daawo Muuqaalka

 

 

 

Maantana Khilaaf Aboorki Berbera Waad Ku Fashilanteen Waayo Berbera Hal Deggad Caalami Ah Ayay Leedahay O Caalamku Aqoonsanyahay (BERBERA PORT).

 

Dhismaha Dekedda Ceel Garde Oo 35km Ujirta Magaalo Xeebeeda Berbera kagana Beegan Dhinaca Xeebta Bari Waxaan O Arkaa Inay Tahay Wax Iska Hadal Ah O Waxay Ka Dhigan Tahay Aniga O I Dhaahda Madaxtooyada Somaliland Waxaan Ka Dhisaya Madaxtooyo Cusub ?? !!!Taasina Waa Qaran Dumis Siday O Tahay Dhismaha Dekedda Ceel Garde Qaran Dumis .

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Ucid

Samia Muse

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here