Gudoomiyihi Hore Ee Dallada SONYO Oo Si Balaadhan Loogu soo Dhaweeyay Hargeysa

0
979

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyihi hore ee dalada dhalinyarada SONYO Axmed Cabdi Wacays ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada hareysa, waxaaana uu ka hadkay ujeedada socdaalkiisa.

 

Garoonka caalamiga ah ee Cigaal Airport ee Magaaladda Hargeysa ku soo dhaweeyay Agaasimaha Dalada SONSAF Mudane Maxamed Axmed (Barawaani),Agaasimaha Fulinta ee Dallada SONYO, Mudane Siciid Maxamed Axmed iyo qaar ka mida Ururada Bulshada Rayidka Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here