Gudoomiyaha Maroodijeex Ee Xisbiga Waddani Oo Iscasilay

0
864

Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Waddani Shiine Idiris,ayaa iska Casilay xilkii uu Xisbiga u hayay. Mr Shiine ma sheegin sababta uu isku casilay, sidoo kalena ma sheegin inuu ka baxay Xisbiga Waddani balse Warqada uu isku casilay ayaa u dhignayd sidan

 

Warqada uu isku casilay
Warqada uu isku casilay

 

 

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here