Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha oo furay Kulan Lagaga Hadlayay Xaqa Iyo Xuquuqda Shaqaalaha Dawlada

0
664

Hargeysa,(HargeisaPress)-Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Mudane Farxaan Aadan Haybe ayaa maanta u furay dhamaan agaasimayaasha waaxyaha cudduda Shaqaalaha ee Wasaaradaha iyo Hayadaha Dawlada iyadoo lagu tababarayo isticmaalka 16 habraac siyaasadeed ee Maamulka iyo Maaraynta cudduda Shaqaalaha Dawlada JSL.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here