Gudoomiyaha Baadhista Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay Oo Soo Bandhigay Tirada Dadkii Uu Layay Taliskii Rajiimka Ahaa Ee Siyaad Barre Kana Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Farmaajo

0
1232

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Baadhista xasuuqii Somaliland ka dhacay ee ay gaysatay dawladii  kaligii taliska ahayd ee Rajiimka ahayd ee Siyaad Barre ayaa soo  bandhigay tirada dadkii uu laayey taliskii rajiimka ahaa ee SIyaad Barre,sidoo kalena waxa uu ka jawaabay hadalo kasoo  yeedhay madaxwaynaha Somaliya Mudane Farmaajo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here