Xubno Ka Mid Ah Weftiga Madaxweynaha Oo Kullan La Qaatay Masuuliyaiinta Sare Ee Shirkadda DP WORLD + SAWIRRO

0
1134

Dubai, (HargeisaPress) — Xubno ka mid ah weftiga madaxweynaha ee ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Dubai kullan xog wareysi ah kula yeeshay masuuliyiinta sare ee Shirkadda DP WORLD.

Kullankaasi ayaa waxa lagu lafo-gurey hawlaha adeegyada ah dekedda Berberi qabato iyo sidii loo qabyo tiri lahaa fullinta waxyaabaha dhiman.  Sidoo kale waxa lagaga wadahadlay casriyeynta dekadda Berbera oo lagu qalabayn doono qalab casri ah.

Kullankan waxa wasiirka arrimaha dibadda ku wehelinayay wasiirka maalliyada, wasiirka qorsheynta iyo la-taliayaha madaxweynaha ee arrimaha saxaafada.

LEAVE A REPLY