Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Ku Dhawaaqay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyaha Gobolka Maroodi Jeex + Muuqaal

0
731

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u bilowga diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada hadhsan, gaar ahaan kan gobolka Maroodi-jeex oo 30-04-2016 ay si rasmi ah uga furmayso dhammaan goobaha loogu talogalay ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here