Guddiga Gurmadka Abaarraha Oo Kulan La Yeeshay SONSAF iyo Warbaahinta

0
474

Hargaysa (HP): Guddiga abaarraha heer qaran ee Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday dallada ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF iyo qaar ka mid ah hoggaanka warbaahinta madaxa bannaan iyo midda dawliga ah.


Kulankaasi oo ka qabsoomay madaxtooyadda somaliland ee magaaladda Hargaysa, waxaa guddoominayay guddoomiyaha guddiga gurmadka abaarraha heer qaran ahna madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).


Sidoo kale waxaa kulankaasi goob joog ka ahaa xubnaha guddiga baarraha heer qaran oo isugu jira wasiirr, maareeyeyaal iyo masuuliyiin kale.

DAAWO: Kulankaasi iyo Hadalkii Uu Ka Jeediyay C/raxmaan Saylici:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here