“Caymiska Qabaliga ah waxaa dhibane u ah dawladnimadda”…

0
475

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud, dhulka iyo guriyaynta somaliland C/rasaaq Ataash, ayaa sheegay in caymiska qabaliga ah ee dalkeenna ka jiray ay dhibane u tahay dawladnimadu.
Taasoo uu ku sababeeyay in ilaa inta ay jirto caymiska qabaliga ah aan laga baxaynin in dawladnimadu ay xoogaysato oo ay bulshaduna aaminaan.
Wasiir C/rasaaq Ataash, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu maanta ka jeediyay munaasibad ay wakaaladda caymiska Somaliland ku soo bandhigaysay qorsheyaasheedda oo lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

DAAWO: Wasiir Ataash Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here