Gabiley: Murashaxa Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Shaaciyay In Uu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada + SAWIRRO

0
996

Gabiley ,(HargeisaPress) —Munaasibad balaadhan oo hankiisa Siyaasadeed uu ku shaacinayay Murashax Maxamed Cabdilaahi Jaamac (Bookh), ayaa lagu qabtay huteel Bookh ee magaalada Gabiley.

Waxaana sidoo kale shaacinta murashaxan u tartamaya doorashada golaha Wakiilada ee soo socota ka soo qayb galay Madax-dhaqameed, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here