Gabadh Yar oo 9 Jir Ah oo Miino Kula Qaraxday Degmada Lughaya

0
853

Lughaya (Hargeisa Press)- Gabadhyar oo 9 jir ah ayaa waxaa ay Miino kula qaraxday degmada Lughaya ee gobolka Salal.

Gabadhan yar oo magaceeda la yidhaahdo Marwa Cabdilaahi Yuusuf ayaa wakhtigii ay miinadu la qaraxday ku sugnayd goob aan ka fogayn gurigooda, sida ay sheegtay Hooyada dhashay Gabadhaasi yar.

Hargeisa Press.com/Boorama Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here