Hargeysa, (HargeisaPress) —Fanaan Maxamed Siciid Cabdi BK oo ah fanaan ka tirsanaa kooxda xidigaha geeska oo ah koox caana oo ay leedahay qaranka Somaliland wakhti xaadirkana ku sugan magaalada xeebeedka berbera ayaa waxa uu ka hadlay khilaaf mudooyinkii u danbeyey ka dhex jiray kooxda xidigaha iyo waliba sababa uu u aanaynayo in kooxda laga saaro.
Halkan hoose ka daawo muuqalka
https://youtu.be/1gxT38jlfGI
HargeisaPress News Desk — Hargeysa