Fanaaniinta iyo Abwaanada Somaliland oo Ka Hadlay Duruufaha Nololeed Ee Ku Gadaaman

0
1211

Hargeisa (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Fanaaniinta iyo Abwaanada waa weyn ee Somaliland ayaa waxaa ay ka si adag uga hadleen duruufaha nololeed ee ku gadaaman Fanaaniinta dalka.

Fanaaniintan oo maanta kulan isugu yimi ayaa waxa ay sheegeen in qiimihii maamuuskii ay ku lahaayeen Somaliland aanay ka helin xukuumada wakhtigan talada haysa ee uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi.

Fanaaniintan oo ay ka mid yihiin Sahra Halgan, Abwaan Axmed Saleebaan Bide, Abwaan Busi iyo Fanaaniin iyo Abwaan kale ayaa waxa ay Xukuumada iyo Goleyaasha qaranka ugu baaqay inay il gaar ah ku soo eegaan Fanaaniinta dalka.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here