Fanaanada Maryan Mursal oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaal Ku Yaal Hargeysa

0
1505

Hargeisa (Hargeisa Press)- Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan oo ka mid ahayd Fanaaniintii waa weynayd ee Hobaladii Waaberi ayaa xanuun caafimaad oo soo wajahay ayaa waxaa maanta loo dhigay Cisbitaal ku yaala magaalada Hargeysa.

Fanaanada Maryan Mursal oo ka soo anbabaxday magaalada London ee dalka Ingriiska oo ku soo wajahan magaalada Hargeisa, ayaa xanuunka Faaligu ku dhuftay islamarkaana uu kaga dhacay Lug iyo Gacan.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here