Drs Adna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

0
1467

Hargeysa,(HargeisaPress) —Marwo Adna Adan Dhakhtar ayaa maanta deeq qalab caafimaad ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka JSL, wxaana ka gudoomay Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Dr Axmed Cumar Askar waxaana Goobjoog ka ahaa munaasabada Wasiirul dawlaha Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Galaal.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here