Dood Ku Saabsanayd Dhibaatadda Qabyaaladda Oo Lagu Qabtay Burco

0
519

Burco (Hargeisa Pressc.com): Dood bulshadda lagaga wacyigelinayay  dhibaatadda ay leedahay qabyaaladu iyo sidii looga gudbi lahaa ayaa xalay lagu qabtay magaaladda Burco.

Dood aqooneedkaasi oo uu soo qaban qaabiyay ururka dhalinyaradda ee Maskax Waag waxaa ka soo qayb galay boqolaal ka mida bulshadda Burco oo u badnaa dhalinyaro.

Sidoo kale waxaa dood aqooneedkaasi qayb ka ahaa oo lagu soo casuumay qaar ka mida culimaw-diinka Burco, dhakhaatiir, qoreyaal iyo xubno ka mida hal-doorka bulshadda Burco.

Xubnihii kala duwanaa ee isugu jiray culimadda iyo aqoonka kale ee doodaasi hadaladda ka jeediyay ayaa dhinacyo kala duwan dadkii madasha jooga ka tusay dhibaatadda ay leedahay qabyaaladu iyo sida aanay haba yaraatee wax faa’iido ugu lahayn bulshadda.

Halkan Ka Daawo Daad Cilmiyeedkaasi iyo Hadaladii Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here