“Diinteenu haweenka xuquuqo badan ayay siisay markaad ka gudubtaan”…

0
776

Hargaysa (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mahdi Cismaan Buuri, ayaa sheegay in diinta islaamku ay haweenka siisay xuquuqo aad u fara badan oo aanay meel kale ka helaynin.
Waxaanu tilmaamay in marka aynu ka gudubno xadkii ay diinta islaamku siisay haweenka in ay ku dhacaysaan duruufo fara badan oo kala duwan.
Mahdi Cismaan Buuri, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay munaasibad lagu xusayay maalinta haweenka adduunka oo maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

DAAWO: Hadalka Mahdi Cismaan Buuri:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here