Djibouti,(HargeisaPress) —Magaaada Djibouti ayaa waxa ka dhacay dhacdo xanuun badan,waxaana wiil dhalinyaro ah uu middi ku diley shan qof oo ay kamid ahaayeen Hooyadii,Aabihii iyo 3 hablood oo ay walaalo yihiiin, Waxaana dhacdadan foosha xun ka hadlay sarkaal ka tirsan ciidanka booliska dalka Djibouti.
https://youtu.be/Dic5rg-XAIo
HargeisaPress News Desk — Hargeysa