DEG DEG: Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-saxaafadeed Ay Soo Saareen QM iyo Beesha Caalamka

0
1749

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay wadjir u soo saareen Xafiiska Qarammada Midoobay iyo daneeyeyaasha caalamka ee Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland waxa ay caddaysay in aanay qeyb ka ahayn doorashooyinka Soomaaliya, hase yeeshee ay tahay dal dimuqraadiyada iyo doorashooyinka ka tisqaadeen oo goobjoogeyaashii ka socday beesha caalamku qireen.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress.com, waxana uu u qornaa sidan:-

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here