Daawo Muuqaal: Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka Hablaha oo Hargaysa lagu qabtay

0
799

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Madax Iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka iyo Hay’adaha Samofalka ee dalka ka hawl gala ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay Magaaladda Hargaysa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Warkan.

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here