Daawo Muuqaal: Kor u Kaca Kiisaska Kufsiga ee Somaliland

0
772

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in xadiga kiisaska kufsigu kor uga kaceen Dalka Somaliland, hadalkaana waxa uu xeer ilaaliyuhu ka sheegay munaasabaduu maanta tababar ugu furayey qaar ka tirsan xeer ilaaliyayaasha Dalka.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Β 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here