Daawo Muuqaal: Xulka Somaliland Ee Ciyaaraha Jaaliyadaha Africa Ee Ingiriiska Oo Wacdaro Dhigay + SAWIRRO

0
1109

london, (HargeisaPress) — Kooxda Kubbadda Cagta Somaliland, ayaa guul ballaadhan ka gaadhay dhammaanba kulamadii ay ciyaartay shalay iyo maalintii Sabtida ee toddobaadkan, iyadoo ka qaybgalaya tartanka kubbadda cagta jaaliyadaha dalalka Qaaradda Afrika ee ku dhaqan waddanka UK.

sawirro 4

Natiijooyinka ciyaarihii kooxda Somaliland yeelatay waxay u dhaceen sidan;

Somaliland 1:0 Nigeria

Somaliland 4:0 Rwanda

Somaliland 1:0 Kenya

Taagerayaasha Xulka Somaliland oo Damashadaya
Taagerayaasha Xulka Somaliland oo Damashadaya

Tartankan oo si rasmi ah u furmay maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd 30 May 2015, waxa la soo gabagabayn doonaa 14 June 2015,

xul sl o ga

xul sl taagerayasha

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here