Daawo Muuqaal: Xukuumada & Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Heshiiskii Axsaabta Siyaasadda

0
1118

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay wada galeen xisbiyadasiyaasaddu ee lagu odorosay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxweynaha iyo Wakiiladu.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here