Daawo Muuqaal: Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Iclaamiyay Wakhtiga Lagalaayo Imtixaanadka Shahaadiga Ah

0
1065

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka waxbarashada Somaliland Mud. Cabdilaahi Ibraahin Habbane Ayaa maanta ka hadlay xilliga rasmiga ah ee la galayo imtixaanaadkii shahaadiga ahaa sidoo kalena waxa uu fariimo digniina u diray maamulayaasha Dugsiyada waxbarasho ee dalka Somaliland.

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here