Daawo Muuqaal: Warbixin Ku saabsan Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool

0
868

Yagoori, (HargeisaPress) — Deegaanka Yeyle ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool ayaa maalinba ta xigta horumarkiisu isa soo tarayaa, iyadoo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ay ku bogaadiyeen Ciidamada Qaranka sida ay uga qayb qaataan ilaalinta amniga deegaankaasi, kana codsadeen Xukuumadda in loo kordhiyo waxqabadka dhanka arimaha bulshada, sida caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here