Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Mahadceliyey Waxqabadka Caafimaadka Dalka

0
995

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay Munaasabad baladhan oo ay soo qabanqaabiyeen Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka, taas oo lagu soo bandhigay in ka badan 600 hawlwadeeno caafimaad ah isuguna jira Dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal caafimaad ka hawlgala caafimaadka S/land, iyadoo Madaxweynuhu sodon ka mid ah gudoonsiiyey shahaadooyin.


 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here