Daawo Muuqaal: Huteel Casriya Oo Caawa laga furay Magaalada Gabiley

0
898

Gabiley, (HargeisaPress) — Maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse ayaa caawa xadhiga ka jaray hotel cunto oo casri ah oo caawa laga furay magaalada gabiley hoteelkan oo loogu magac daray bookh ayaa waxaa hirgaliyay ganacsade Maxamed Cabdilaahi jaamac.
halkan hoose ka daawo xafladii furitaanka hoteelkaa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here