Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Maanta Daah Furay Qorshaha Sadexda Sano Ee Horumarinta Gobolka

0
783

Gabiley, (HargeisaPress) — Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Maanta Daah Furay Shirkii Qorshaha Hormarined Ee Sadexda Sano Ee Soo Socda SHirkaasi Oo Ay Jaamacada Timacade Martigalisay islamarkaasina Uu Ka Furmay Hoolka Jaamacada Timacade Ee Gabiley ayaa Waxa kasoo Qaybgalay Gudomiyayaasha Dagmoyinka Gobolka isku Duwayaasha Laamaha Dawlada Xubno Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Aqoonyanka Reer Gabiley Maamulka Jaamacada Timacade Saraakiisha  Laamah Amaanka Ee Gobolkani Gabiley Iyo Marti Sharafkale Shirkasi Oo Socon Doona Mudo Laba Maalmod ah ayaa Waxa Ka Hadlay Badhasaabka Gobolkani Gabiley Maayarka Caasimada Gabiley Iyowaliba Gudomiyaha Jaamacada Timacade.

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here