Akhri: Magacyada Guddi Guurtidu U Saartay Inay Ka Soo Talo-bixiyaan Muddo-kordhin Madaxweyne Biixi U...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Golaha guurtida Somaliland ayaa Guddi ka kooban 29 Xubnood u saaray ka soo talo-bixinta mudoo kordhin mar kale loo samaynayo...
“Reer Awdaloow Nabadgelyada La Idinkama Martiyayo” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
Boorama (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inaan Cidna loo daba fadhiisanayn ilaalinta Amniga guud ee Gobolka...
Ayax Fara Badan Oo Baabiiyay Dhul Daaqsimeedka Degmadda Dhoqoshay
Dhoqoshay (HP): Degaamo ka tirsan degmadda Dhoqoshay ee gobolka Togdheer ayaa lagu soo waramayaa in uu ku habsaday Ayax fara badan oo waxyeelo soo...
Somaliland: Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka
Hargaysa (HP): Kal-fadhigii golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu...
Maayarka Hargaysa Oo Ka Digay Mudaharaadka Cirro Ku Baaqay
Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa ka digay in wixii dhibaato ah ee ka yimaadda mudaharaadka uu ku baaqay guddoomiyaha xisbiga Waddani in uu...
Guddoomiyaha Waddani Oo Taagereyaashiisa Ugu Baaqay Mudaharaad
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ugu baaqay taageereyaashiisa gobolka Maroodijeex in ay berito mudaharaad isugu soo baxaan xarunta xisbiga ee...
Hargeysa: Hay’adda Shaqaalaha Oo shaacisay Shaqooyin Tartan loo gali doono
Hargeysa, (HargeisaPress) - Ha’yadda Shaqaalaha dawlada Somaliland oo qaadanaysaa boosas shaqo sida u sheegay Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe.
https://youtu.be/YowhVY58qCU
Madaxweynaha Jsl Ayaa Tacsi U Diray Ehelka, Qaraabada Iyo Shacabka Somaliland ee uu Ka...
TACSI MADAXWEYNE: 16/11/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kulan La Qaatay Isu-duweyaasha Laamaha Dawladda Awdal
Boorama (HP): Wefti uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ay ka mid yihiin wasiirro iyo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda ayaa maalmahanba ku...
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Markii Lixaad Muddo Kordhin Loo Samaynayo
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa golaha Guurtida u gudbiyay waraaq uu kaga dalbanayo in muddo kordhin loo sameeyo xildhibaanadda golaha Wakiiladda.
Sidaasina...