Booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay Digtoor Khaalid Beergeel

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabey Dr. Khaalid Xasan Cabdillaahi (Beergeel) oo ah digtoor ku takhasusay xanuunnada dumarka iyo hooyada...

Shir madaxeedka hoggaamiyeyaasha NATO oo ka furmay Washington

0
Washington (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka furmay shir-weynaha sannadlaha ah ee hogaamiyaha dalalka ku bahoobay Isbaheysiga NATO. Iyadoo shirka sannadkan...

Wariye Cabdisalaan Hereri oo ka badbaaday raasaas lagu furay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wariyeha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa waxaa uu sheegay in uu ka badbaaday rasaas ay ku fureen Askar ka...

Somaliland oo dalka Taiwan kaga qayb-gashay tababarka Beeraha iyo Tiknoolajiyadda Afrika

0
Taipei (Hargeisa Press)- Dowladda Taiwan, ayaa tababar la xidhiidha horumarinta beeraha iyo tiknoolajiyadda ah u qabatay dalal Afrika ka socday oo ay ka mid tahay...

Wiil dhalinyaro ah oo isku dal-dalay magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Faah-faahin dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday gudaha magaalada Hargeysa, kadib markii uu isku...

Wasiirka Deegaanka Somaliland oo furtay Shir lagaga hadlayay ilaalinta baddaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka cimilada Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ka furtay kulan...

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo gaadhay dalka Suudaan

0
Khartoum (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay Magaalada Port Suudaan ee dalka Suudaan. Waxaana raysal wasaaraha iyo...

Diblomaasi Mareykan ah oo sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya hirgelayo

0
Washington (Hargeisa Press)- Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibbada Mareykanka u qaabilsanaa arrimaha Afrika Tibor Nagy, ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka diblomaasiyadeed ee ka dhanka...

Somaliland maxaa uga meel-yaala dagaalada lidiga ku ah jiritaankeeda iyo horumarkeeda?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Laga soo bilaabo maalintii lagu dhawaaqay heshiiskii is-faham ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada federaalka Ethiopia 01-01-2024, waxaa socda dagaalo toos ah...

Jabuuti oo tababareysa malleeshiyaad ka dhan ah Somaliland

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Jabuuti, ayaa waxaa ay wadaa qorshe ay ku abaabulayso kooxo malleeshiyaad ah, si ay u wiiqdo amniga iyo xasiloonida dalka...