Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, Bulshadana Ugu Baaqay...
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda guud ee dalka ka marayo ka hortagga iyo la dagaallanka xanuunka COVID-19...
Xubno katirsan golaha wasiirada ayaa kulan la yeeshay guddiyada Amniga iyo ka hortagga...
Boorama (HargeisaPress)- Kulankaas ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa Nabadgelyada gobolka isla markaana looga hortagi lahaa xanuunka covid-19.
Xubnaha golaha wasiirada ah ee guddiyadaasi...
Dawladda Qatar Oo La Filayo Inay Hargeysa U Soo Dirto Wefti Culus Oo Diyaarad...
Hargeysa(HargeisaPreee)-Dawladda Qatar ayaa la filayaa inay magaalada Hargeysa u soo dirto wefti culus oo wata diyaarad gaar ah oo ay ku sidaan mucaawino ay...
IMF oo Itoobiya Siinaysa Lacag Dhan $411 Milyan
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ansixisay gaargaar degdeg ah oo dhan $411 milyan oo la gaadhsiyo Ethiopia si wax...
Turkiga oo Imaaraadka Carabta Ku Eedeeyay Inay Taageerto Al-shabaab
Ankara (Hargeisa Press) - Dowlada Turkiga ayaa eedeyn kulul u jeedisay dhiggeeda isutaga imaaraadka carabta, iyada oo ku eedeysay in ay taageerto argagixisada iyo...
Maamulka Gobolka Awdal oo Gubay Jaadkii Ugu Badnaa
Boorma (Hargeisa Press)- Maamulka gobolka Awdal iyo ciidamada Booliska Somaliland ee gobolkaas ayaa galabta Gubay 1700 oo marduuf iyo kun kiiloo kilo oo Jaad...
Ururka WAAPO oo Raashin iyo agab Caafimaad gaadhsiiyey boqolaal qoys oo dan yar ah
Hargeysa(HargeisaPress)-Ururka Waddaniga ah ee WAAPO, ayaa deeq isugu jirta Raashin iyo agab caafimaad gaadhsiiyey Boqolaal Qoys oo kamida bulshada danyarta ah ee ku dhaqan...
Xukuumada Oo Xaqiijisay In Qofkii Ugu Horeeyey Uu Xanuunka COVID-19 Ugu Geeryooday Gudaha Somaliland.
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cumar Cabdilaahi Badde oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay xaqiijiyey xaalad dhimasho ah...
Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Shaqaaqo Ka Dhalatay Gaadhi Siday Qaad Oo Magaaladda...
Baligubadle (HargeisaPrees)— Hal nin ayaa ku dhintay, halka mid kalena ku dhaawacmay magaaladda Baligubadle ,kadib markii ay ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Baligubadle rasaas ku...
Saylici Oo Ka Hadlay Tabashada Beelaha Gobalka Awdal Iyo Saami-Qaybsiga Golaha Wakiilada
Hargeysa (HargeisaPress) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey arrimo la xidhiidha Tabashooyinka Beelaha Gobolka Awdal...