Diblomaasi Oo U Doodda Qadiyadda Somaliland Oo Booqday Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Waxaa gobolka Sool  ee Somaliland booqasho ku tegay diblomaasi sare iyo cilmi baadhe u dhashay dalka Maraykanka kana mid ah aqoonyahamiinta...

Somaliland: Booliska oo Raadinaya Haweenay Muuqaal ka Duubtay Gabadh yar oo la Joogtay &...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo illaa xalay...

Itoobiya: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo La Dilay

0
Addis Ababa (HP): Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF. Hawlgal...

Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan shirkadaha bixiya adeega isgaadhsiinta. Waxaana la faray shirkadaha isgaadhsiinta in...

Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore. Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka...

Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Imaaraadku Ka Dhistay Burco

0
Burco (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda  Somaliland Dr. Cumar Cali C/laahi,   ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal weyn oo dhisay magaaladda Burco ee xarunta...

“Diiwaangelintu waxay ku fulaysaa isku tashiga dhaqaalaha Somaliland oo aanay”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sida ay diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga socoto degmo doorashooyinka goboladda Sool iyo Sanaag. Diiwaangelinta...
Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland oo Xeerar Ka Soo Saaray Qaar Ka Mid Ah Laamaha Dowladda

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeerar Madaxweyne oo summadeedu kala yihiin JSL/XM/XM/249-611/012021, JSL/XM/XM/249-612/012021 iyo JSL/XM/XM/249-613/012021 uu ka...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha oo Kulan U Furay Agaasime Waaxeedyada Shaqaalaha iyo Maaliyadda Ee Wasaaradaha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Farxaan Adan Haybe ayaa xarunta hay’adda ka furay kulan loo qabtay 36 agaasime waaxeedyada cududda shaqaalaha...
Somaliland iyo Puntland

Maamulka Puntland oo Doonaysa Inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Bariga Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu carqaladeeyo Diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo laga samaynayo deegaannada...