Hargaysa: Qoysas Dan Yar ah Oo Loo Qaybiyay Raashin Caawimo ah
Hargaysa (HP): Ururka samofalka ka shaqeeya ee Gol-janno ayaa maanta raashin caawimo ah u qaybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool xaafado ka...
Maayarka Laascaanood Oo Soo Xidhay Tartan Ciyaareed Kubbadda Cagta ah+ Sawirro
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, ayaa ka qayb galay munaasibad loo sameeyay xidhitaanka tartan ciyaareed Kubbadda cagta oo muddo ka socday...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Waxbarasho
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismeyaal...
Maalqabeen Wargeyska The Guardian u Faahfaahiyey Hay’ad uu ku Taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada...
Hargeysa(HargeisaPress)-Ismaaciil Axmed oo ah Aasaasaha iyo Mulkiilaha Shirkadda Caalamiga ah ee World Remit, ayaa shaaciyey inuu aasaasay Hay’ad cusub oo taageeri doonta adeegyada Caafimaadka...
Jabuuti oo Loo Darreeray Goobaha Codbixinta Doorashada
Djibouti (Hargeisa Press) – Shacabka reer Jabuuti oo ayaa waxaa ay saaka u darreereen goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga...
Heshiis Laga Gaadhay Colaadda Soomaalida iyo Canfarta
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo...
Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal, oo...
Warbixin: Ololihii Doorashadda Jabuuti Oo La Soo Gebagabeeyay
Jabuuti (HP): Maalinta Jimcaha soo socda ee 9-ka bishan April, ayaa dadweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dareeri doonaan doorasho madaxweynenimo.
Codaynta sanadkan ka dhacaysa...
Mulkiilaha Xawaalada WorldRemit oo $500 Milyan oo Dollar Ku Maalgalinaya Mashariicda Horumarinta Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press) – Mulkiilaha shirkada WorldRemit DR. Ismaaciil Ibraahim Axmed, oo Hargaysa ka daahfuray hay’add layidhaa Sahamiye foundation, ayaa ku dhawaqay in uu...
Puntland iyo Jubbaland Oo Beeniyay In Uu Fashilmay Shirkii Afisyoone
Muqdisho (HP): Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay in aanu jirin wax fashil ah oo ku yimid shirkii u dhexeeyay dawladda federaalka iyo...