Mareykanka oo Loogu Baaqay Inuu Xidhiidh La Samaysto Somaliland
Washington (Hargeisa Press) – Michael Rubin oo ah Diblumaasi Mareykan ah isla-markaana ka Tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale wax ka qoray...
Hogaanka Kulmiye Oo Qaabilay Murashaxiintiisa Saddex Gobol+Sawirro
Hargaysa (HP): Hogaanka xibsiga Kulmiye ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mida murashaxiinta xisbigaasi uga tartamaya goleyaasha Baarlamaanka iyo Deegaanka ee goboladda Saaxil,...
Qatar Oo Beenisay Eedaynta Safiirkii Hore Ee Maraynka Ee Soomaaliya
Doxa (Hargeisa Press): Dawladda Qadar ayaa iska difaacday eedo uga yimid safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz.
Qatar waxay beenisay...
Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashadda Xamaaliinta Berbera
Hargaysa (HP): Xubno isugu jiray madax dhaqameed iyo odayaal ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto cabasho ka soo yeedhay ganacsatadda loo...
Somaliland: Qiimaha Maceeshadda Daruuriga ah Oo Cirka Isku Shareeray
Berbera (Hargeisa Press): Qiimaha maciishadda la quuto ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn kor ugu kacay, xili lagu guddo jirro bisha barakaysan ee Ramadaan.
Taasoo...
“Cidii u hogaansami wayda nabadda tallaabo dawladeed ayaanu ka qaadaynaa”…
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamo xoogan ay geeyeen Ceelka Dhabar Dalool oo ka tirsan degmadda Xudun oo ay dhawaan ku...
Madaxweynihii Dalka Chad oo Lagu Dilay Dagaal
N'DJAMENA (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayay in ka badan 30 sano, ayaa...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Soo Gaba-gabeeyay Tartan Quraanka Kaariimka Ah
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa soo xidhay tartanka Qur’aanka kariimka oo bisha barakaysan ee Ramadaan...
Qarax Lagu Dilay Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Dayniile
Dayniile (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ku xigeenkii arrimaha siyaasadda degmada Dayniile Cabdi Maxamed Maxamuud (Dhacow) goor...
Xisbiyada Mucaaradka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Joojiyay Hawlaha Doorashada
Jigjiga (Hargeisa Press) – Xisbiyada mucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in ay hakiyeen hawlihii doorashada inta laga saxayo gabi ahaanba geedi socodka...