Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka oo Gaadhay Xarunta Koomiishanka Ee Magaalada Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press) – Masuuliyiin ka tirsan xisbiyadda mucaaradka ah ee Ucid iyo Waddani, ayaa galabta gaadhay xarunta Koomiishanka Doorashooyinka ee magaaladda Gabiley ee...
Antonio Guterres oo Dacwad Ka Gudbiyay Wadamo Ay Soomaaliya Ku Jirto
New York (Hargeisa Press) – Soomaaliya iyo wadamo kale oo ku yaala Afrika iyo Bariga Dhexe, ayaa lumin kara xuquuqdooda codbixinta ee Golaha Amaanka...
Maxay Dowladda Qatar Ku Haysataa Ninka Kenyan-ka Ah Ee Ay Xidhatay?
Doha (Hargeisa Press) – Waardiye Kenyan ah oo ay dowladda Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay “wakiil ajnabi ah” si uu been ugu...
Natiijooyinka Hordhaca 9 Degmo-doorasho oo La Shaaciyey
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa waxaa ay soo saareen natiijooyinka Hordhaca ah ee Degmo-doorashooyinka 9 degmo.
Qoraal ay Guddiga Doorashooyinku...
Magacyada Murrashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool
Laascaanood (Hargeisa Press) – Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.
Waxaa lagu tartamayey...
Erdogan oo Farriin U Diray Dalalka Khaliijka iyo Masar
Ankara (Hargeisa Press) – Dowladda Turkiga, ayaa rajaynaysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka iyada oo lagu salaynayo “guul labada dhinac...
Xasan Sheekh oo Lagu Rasaaseeyay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho (Hargeisa Press) – Saraakiisha mucaaradka Soomaaliya, ayaa sheegay in maanta ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay rasaaseeyeen kolonyo baabuur ah oo galbinaysay...
Xisbiyada Qaranka oo Ka Hadlay Tirinta Codadka Degmada Hargeysa
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland u qaabilsan komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa ka hadlay halka marayso tirinta codadka degmada Hargeysa...
Warsidaha Daily Maverick: Somaliland Waa Awoodda Dimuqraadiyadda
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xubno ka mid ah goobjoogeyaashii caalamiga ahaa ee ka socday dalalka Afrika, ayaa Somaliland ku tilmaamay awoodii dimuqraadiyadda, waxaanay si...
Natiijadda Hor Dhaca ah Ee Degmooyinka Qaar Kood Oo Lagu Dhawaaqay
Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa ilaa maanta soo baxaya warar la xidhiidha natiijadda hor dhaca ah oo xildhibaanadda guulaystay ee qaar ka mida degmo doorashooyinka...