Arrin Caqabad Ku Noqonaysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo La Shaaciyey

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Afhayeenka Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sheegay in Xisbiyada Somaliland aanay ka qayb gelin...

Dowladda Afghanistan oo Xukunka Ku Wareejineysa Taliban

0
Kabul (Hargeisa Press) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Afghanistan Abdul Sattar Mirzakwal, ayaa maanta sheegay in “xukunka si nabad ah loogu wareejin doono” dowlad ku-meel...

Telefishan Mareykanka Ah oo Isbarbar-dhigay Dowladnimada Somaliland iyo Xasilooni Darrada Soomaaliya

0
Washington (Hargeisa Press) – Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somaliland ay u qalanto in beesha caalamku aqoonsato, maadaama...

Garabka Haweenka Ee Xisbiga KULMIYE oo Madaxweynaha Uga Mahadnaqay Hirgelinta Doorashadii Isku-sidkanayd

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Garabka Haweenka heer Qaran ee xisbiga KULMIYE, ayaa munaasibad balaadhan ku qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay soo abaabuleen Garabka Haweenka...

Hay’adda ICG oo War-bixin Ku Sheegtay In Guul-darrada Xisbiga KULMIYE Ee Doorashadu Salka Ku...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hay’adda Caalamiga ah ee Qulqulatooyinka Adduunka ee loo yaqaano The International Crisis Group, ayaa majeertay Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka...

Mudaharaadyo Ka Dhan Ah TPLF oo Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Mudaharaadyo lagaga soo horjeeday jabhadda TPLF ee u dagaallanta xorriyadda gobolka Tigreega Itoobiya, sidoo kalena lagu taageeray howlgallada ciidanka dowladda...

Buug Laga Qoray Taariikhdii Faneed Ee Abwaan Xasan Qawdhan oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu soo bandhigay Buug laga qoray Nolosha mid ka mida Abwaanadii ugu Waa-weynaa Fanka Soomaalida. Buugan oo...

Kulan Dhexmaray Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtida iyo Masuuliyinta Xarunta Dhaqanka Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibanada guddiga joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Kulankan oo ay...

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyay In La Isticmaali Karro Lacagta $50 Ah

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdadi), ayaa shaaciyay in si rasmiya loo isticmaali karro kontonka dollar ee lacagta Maraykanka...

Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID

0
Hargaysa (HP): Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax. Kadib kulan ay...