Erdogan oo Wacad Ku Maray In Aanu Turkigu Noqon Doonin Meel Yurub Loogu Keydiyo...
Ankara (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, ayaa ku boorriyay waddamada Yurub inay qaadaan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya Afghanistan, isagoo intaas ku...
Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama
Boorama (Hargeisa Press) – Waxaa maanta magaalada Boorama aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa ee Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere).
Alle...
Badhsaabka Sool Oo xadhiga Ka Jaray Laba Ceel Biyood+Sawirro
Laascaanood (HP): Badhsaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xadhiga ka jaray laba Ceel biyood oo laga hergelliyey deegamada Gol-Janno iyo Shululux ee...
Maayarka Baligubadle oo Xukuumadda Dhexe Bogaadiyay
Baligubadle (HP): Maayarka degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd Maxamed Cabdi Maxamuud (Shiine), ayaa xukuumadda dhexe ee Somaliland ku bodaadiyay in ay dawladaha hoose ee...
Soomaaliya oo Is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air-arabia Inay Somaliland Duulimaadyo Ka Sameeyaan
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air Arabiya inay duulimaadyo ka sameeyaan Somaliland.
Soomaaliya, ayaa waxaa ay sheegtay...
Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia
Toronto (Hargeisa Press) – Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo...
Warsidaha The Independent Turkish oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta Covid-19
Ankara (Hargeisa Press) – Warsidaha The Independent Turkish, ayaa warbixin uu ka qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID-19...
Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Geeriyooday
Boorama (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ku geeriyooday alle ha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdiraxmaan Cismaan...
Ganacsatadda Magaaladda lawyo-Cadde Oo Cabasho Ka Muujiyay Culaysyo Dawladu Saartay
Lawyo-cadde (HP): Gamacsatadda ka shaqaysta Sigaarka koontarabaanka ah ee magaaladda Laqyo-cadde ee gobolka Selel ayaa cabasho xoogan ka muujiyay culaysyo iyo xanibaado ay xukuumadda...
Mareykanka iyo Midowga Afrika oo Culays Lagu Saarayo Inay Aqoonsadaan Somaliland
Washington (Hargeisa Press) – Diblomaasiyiinta Mareykanka ee la soo shaqeeyay Madaxweyneyaashii kala dambeeyay ee dalkaasi, ayaa Dowladda Madaxweyne Joe Biden iyo Ururka Midowga Afrika...