UK Oo Maalgashi Balaadhan Ku Samaynayso Dalal Ku Yaalla Afrirka Oo Somaliland Ku Jirto
London (HP): Dawladda boqortooyadda Ingiriiska ayaa shaacisay in ay maalgashi ku samaynayso dekado ku yaalla saddex wadan oo Afrikaan oo ay Somaliland ku jirto.
Wasiirka...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Baabuur Ambulance ah Ku Wareejisay Gobolka Daadmadheedh
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta baabuur kuwa gar gaarka deg deg ah ku wareejisay isku-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Daadmadheedh.
Waxaana baabuurkaasi isku-duwaha...
Somaliland Oo Lagu Marti Qaaday Shir Caalamiya Oo Faransiiska Lagu Qabtay
Paris(HP): Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska Cali Ismaaciil Xasan, ayaa lagu marti qaaday Carwo Ganacsiyeedka ugu weyn qaaradda Yurub oo ka dhacday dalka...
Maxkamadda ICJ Oo Soomaaliya U Xukuntay Badda Ay Ku Muransanaayeen Kenya
Hague (HP): Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa maanta u xukuntay dawladda Soomaaliya inta badan Badda ay mudadda dheer ku muransanaayeen dawladda Kenya.
Labadda wadan...
Xarunta Maaraynta Xogta Dhulka iyo Biyaha Oo La Dhagax Dhigay Hargaysa
Hargaysa (HP): Xubno ka mid aha golaha wasiirradda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta maaraynta xogta dhulka iyo biyaha oo laga hirgelinayo xarunta...
“Madaxweynuhu wuxuu amray in sanadkan Dhaamam badan oo haayad ama caalamka aan laga codsanin...
Faroweyne (HP): Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka laga hirgeliyo Dhaamam biyoodyo...
Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka
Hargaysa (HP): Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee...
Dawladaha Hoose Ee Boorama Saylac iyo Gabiley Oo Loo Qabtay Kulan Aqoon Is Waydaarsi...
Gabiley (HP): Kulan aqoon korodhsi ay maanta magaaladda Gabiley uga furmay masuuliyiinta dawladaha hoose ee degmooyinka Boorama, Saylac iyo Gabiley.
Kulankaasi waxaa soo qaban qaabisay...
“Maalinta Khamiista culimadda la karaameeyo Qubuurahoodda ayaa la soo booqan jiray oo la dul...
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa sheegay in is bedel weyn uu ku yimid dhinaca barashadda cilmiga...
Golaha Deegaanka Baligubadle Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2022-ka
Baligubadle (HP): Golaha deegaanka ee degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd ayaa manata ansixiyay miisaaniyad sanadeedka uu golahaasi ku shaqaynayo sanadka 2022-ka uu golahaasi ku...