Jig-jiga: Madaxweyne Cagjar Oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Fasalka 12aad
Jig-jiga (HP): Waxaa maanta guud ahaanba dalka Itoobiya ka bilaabmay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyadda sare ee sanad dusgiyeedka 2020-ka iyo...
“2017-kii Cirro waa kii yidhi dad dhintay baa ka codeeyay Gabiley”…
Gabiley (HP): Xukuumadda talladda haysa ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal uu guddoomiyaha xisbiga Waddani bulshadda Gabiley ugu balan qaaday inuu u ansixin doono...
“Xuduudihii dalka haddii la soo laabay dadka ha u sheegto”…
Hargaysa (HP): Xoghayaha ganacsiga, wershadaha iyo dalxiiska ee xisbiga Waddani ayaa xukuumadda talada haysa ku eedeeyay in ay badeecado ganacsi gobolka Selel kaga xanibtay...
Madaxweyne Biixi Oo Waddo Laami Ah U Samaynaya Beertiisa
Hargaysa (HP): Madaxweyne Muuse Biixi, oo uu hadda sanadkii shanaad ee muddo xileedkiisu bilaabmayo ayaa lagu eedaynayay mudadda uu xilka Somaliland hayay inuu si...
Maayarka Buuhoodle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Widh-widh
Widh-widh (HP): Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmadda Widh-widh.
Waxaana soo dhawaynta maayarka si weyn uga qayb...
Somaliland: Wasaaradda Deegaanka Oo Diiwaan Gelinaysa Duur Joogta Shacabku Haystaan
Hargaysa (HP): Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa bilawday tiro-koon lagu samaynayo noocyadda kala duwan ee duur joogta lagu haysto hudheeladda iyo meelaha kale ee magaalooyinka...
Somaliland: Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay
Hargaysa (HP): Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku...
Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Qiime Korodhka Shiidaalka
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga mudXamse Xaamuud Guuleed, ayaa soo bandhigay tallaabooyin ay xukuumada Somaliland hoos ugu dhigayso kor u kaca ku...
Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Oo Xilka Kala Wareegay Badhasaabkii Hore
Gebilay (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland C/naasir Caydiid Maxamed, ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay badhasaabkii hore iyo badhasaabka cusub ee gobolka...
Wasaaradda Deegaanka Oo Bilawday Hawlgal Lagula Dagaalamayo Xaalufinta Dhirta
Caynaba (HP): Wasaaradda deegaanka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Caynaba ka shaacisay hawl gallo lagula dagaalamayo xaalufinta dhirta ee goboladda Togdheer iyo Saraar.
Waxaana hawl...