Digniin ka timid Ciidanka Booliska oo loo-diray shacabka iyo wadayaasha gaadiidka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliska guud ee Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa digniin culus u diray dadweynaha ku dhaqan gobolada iyo degmooyinka dalka. Taliska Ciidanka oo qoraal...

Xukuumadda Somaliland oo cambaaraysey hadallo ka soo yeedhay Maamulka Muqdisho

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa cambaaraysay hadalladii dhawaan ay maamulka Muqdisho kaga hadleen Qarammada Midoobay ee ku wajahnaa doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Sida Waddani iyo Kaah u Diiddan Yihiin Ansixinta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye,ahna wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in ansixinta Gobolka Gabilay ay diiddan yihiin Xildhibaanada Xisbiga...

Madaxweyne Biixi oo weerar afka ah ku qaaday Masar iyo Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in weli ay maamulka Xamar ku doodayaan in Somaliland ay...

Maxamuud Xaashi, muxuu ka yidhi siideynta Xildhibaan Maxamed Abiib?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Kaah, ayaa ka hadlay sii deyntii Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo maanta xabsiga...

Bulshada gobolka Hawd oo taageero ballaadhan u muujiyay Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga muxaafidka ah ee talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa waxaa uu soo dhaweyn ballaadhan u sameeyay beelaha Subeer-celi ee dega...
Maxkamadda Sare ee Somaliland

Amarkii ay Maxkamadda Sarre ka soo saartay xadhigga Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda sarre ee Somaliland, ayaa maanta waxa ay ka garnaqday dacwadii ka dhexeysay Golaha Wakiillada iyo Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka, taasi...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay wefti ka socda dowladda Faransiiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Kenya,...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayay, kadib amar Maxkamadeed

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland oo dhawaan xabsiga loo taxaabay, ayaa goor-dhawayd laga sii daayay...

Muuqaalka Mustaqbalka: Rajada xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Isbadalka caalamiga ah ee xowliga ku socda awgeed, dhaqdhaqaaqyada ay saameeyaan Isbeddellada Juqraafiyeedka, dhiirigelinta dhaqaalaha, tixgelinta amniga, iyo xeeladaha diblomaasiyadeed. Iyada...