Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw...

0
Hargeisa Press — Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Sheegay in uu Hagaajinayo Amniga Dalkiisa

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa ballanqaaday inuu wax ka qaban doono ammaanka dalkiisa, gaar ahaan deegaannada ku yaalla xeebaha ee dalxiiska...

Laanta Socdaalka Gobalka Gabiley Oo Gacanta Ku soo Dhigay Tahriibayaashii Ugu Badnaa Ee U...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Ciidanka Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ayaa maanta gacanta kusoo dhigey tahriibyaal u dhashey dalka Itoobiya, oo isugu jira rag iyo dumar islamarkaana,...

Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyey Qalabka Diwaan-gelinta Madaniga Ah Oo Dalka Soo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in Qalabkii lagu diwaan galinayay Muwaadiniinta Somaliland dalka soo gaadhay. Wasiir Warancadde oo warbaahinta...

Jeneral Jidhif Oo Bogaadiyay Talaabadii Ay Ciidanka Qaranku Ku Qabteen Saax-dheer

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliyihii hore ee ciidamada Milatariga Somaliland, Jen. Maxamed Xasan C/llaahi (Jidhif), ayaa sheegay in ciidanka Militarigu xaq u leeyihiin inay sugaan xadka...

Qaramada Midoobay oo ka digtay in mar kale ay Somalia ka dillaacdo Macluul

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Qaramada Midoobay ayaa dalalka deeq-bixiyeyaasha ah ka dalbaday inay gacan ka geystaan sidii macluul Somalia ka dilaacda looga hortegi lahaa, ayna bixiyaan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo bartiisa Twitter-ka Kaga Hadlay Talaabada Ciidanka Qaranku Kula Wareeggay Saax-dheer iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in Amarkiisa ay ciidanka Qaranku kula wareeggeen Magaala xuduuddeeda Saax-dheer oo ciidanku doraad qabsaday ka...

Kenya oo Maalin kasta lagu dilo hal Askari iyadoo sanadkan la dilay boqollaal iyo...

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Warbixin lagu soo daabacday maanta Wargeyska The Standardee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in maalin walba hal askari oo booliis...

Wasiirka warfaafinta Somaliland oo sheegay in wadahadalladii ay la lahaayeen Soomaaliya ay dhaawacmeen

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Somaliland ayaa maanta si cad ugu  eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ka qaybgashay shirkii lagu waday inuu ka dhaco Saaxdheer ee la...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Djibouti oo la Kulmay Dhiggiisa Waddanka Shiinaha + SAWIRRO

0
Beijing,(HargeisaPress) — Raysul-wasaaraha dalka Djibouti Cabdul-qadir Kaamil Maxamed ayaa magalada Nanjing ee Shiinaha kula kulmay raysul-wasaraha wadankaas Li Keqiang ,kaasi oo ay ka wada...