Xukuumadda Somalia oo Shaacisay in ay Baadhayso Kufsiga lagu Eedeeynayo AMISOM
MUQDISHO, (HargeisaPress) — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia, C/weli Shiikh Axmed ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay eedeymaha la xidhiidha falalka galmada ah ee...
Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Dufcadii 6aad Oo Ka Kooban 416 Arday Oo Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcadii Lixaad ayaa maanta ka qalinjabiyey jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiradoodu dhamayd 416 arday.
Munaasibad si Heersare ah loo...
Somalia: Warbixintii Hay’adda Human Rights Watch ee tacadiyada ay geystaan AMISOM
NAIROBI, (HargeisaPress) — Shir jaraa'id oo ay magaalada Nairobi ku qabteen Baarayaal ka tirsan Hay'adda Xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch, ayey ku sheegeen...
Somaliland: Waaxda gar-soorka Oo Shaacisay in ay laashay lacagtii laga qaadi jiray...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waaxda gar-soorka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay laashay lacagtii cashuurta ahayd ee laga qaadi jiray gal-dacwadeedyadda madaniga...
Guddoomiyaha Gobolka Gabiley oo Si Balaadhan lagu soo dhaweeyey Hargeysa illaa Gabiley kana...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine), oo muddo bil iyo dheeraad ah hawlo isugu jiray shaqo iyo fasax ugu maqnaa dalka Ingiriiska, ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay duleedka Muqdisho iyo...
Muqdisho,(HargeisaPress) — Waxanu halkan idinku soo gudbinayna Sawiradii iyo sidii uu udhacay qaraxkii ismiidaamin ah ee lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidanka AMISOM ayna...
Koox laga soo abaabulay guriga wasiirka arrimaha gudaha oo Hargeysa af-duub ugu gaystay Suxufi...
Hargesa ,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland waxa aan u soo jeedin lahaa ummmaddu waxay u baahan tahay wasiir arrimagudeed oo ammaankooda xilqaada oo aan gurigiisa...
Madaxweynaha Somalia oo diiday Xil ka Qadistii Agaasimaha Nabad-sugidda iyo khilaaf ka dhex Qarxay...
Muqdisho,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa diiday go’aankii golaha wasiirrada xukuumaddu ay shalay xilka uga qaadeen agaasimaha hay’adda nabadsugidda Qaranka, Cabdullaahi Maxamed...
Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ku Taliyey In Qabashada Diwaan Galinta Codbixiyeyaasha Xoogga La...
Hargeisa,(HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa ku taliyay in diwaan galinta doorashada wakhtigan xoogga la saaro si dalka...
Somalia; Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Jidka isku Xira Muqdisho iyo Afgooye +...
Muqdisho,(HargeisaPress) — Ugu yaraan 20-qof ayaa ku dhintay soddomeeyo qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay waddada isku xirta...