Mareykanka iyo Faransiiska oo Tababbaraya Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa sheegay inay tababarro siinayaan ciidamada Soomaaliya, si looga hortago weerarrada kaga imaanaya Al-shabaab oo dhawaanahan geysanaysay...
Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Dadafeeyey Eedaymo Musuqmaasuq Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Jeediyeen...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo...
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Arday ku Guuleystay Tartan Qur’aan + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xalay xarunta madaxtooyadda afur ugu sameeyey ardaydii ku guulaystay tartanka quraan akhrista Somaliland iyo...
Somaliland: Maayarka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Xarun Cusub oo Dab-damis + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayirka Hargeysa iyo xubno wasiiro ayaa dhagax dhigay xarun dab-damis oo ay yeelanayso caasimadda Hargeysa, kaas oo lagaga gurman doono waxyeeladda...
Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Telefishanka...
Mennasota(Hargeisa Press)-Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Waraysi Xiiso Badan Oo Uu Siiyey Afro TV iyo Cali Xaraare. -
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=9J0s6D_8Zuo]
Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Gobolka Cusub Ee Xaysimo Ee Magaalo Madaxdiisu Tahay Taleex
Hargeysa(Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Magacaabay Gobol Cusub Magaalada Madaxdiisu tahay Taleex Oo Lagu Magacabo Xaysimo. Madaxweyne Silaanyo Ayaa Digreeto Madaxweyne Ku magacaabay...