Ma Runbaa In Sami Khedira Uu Door Biday In Uu Ku Biiro Kooxda Chelsea?

0
Sami Khedira ayaaa doonaya inuu suuqa xorta ugu biiro kooxda Chelsea marka uu dhameysto heshiis uu kula jiro kooxda Real Madrid ee dalka Spain....

Wafti Ballaadhan Oo Dalka Sudan Ka Iman Doona Bacdal Ciidda Una Socda Qaddiyaddan Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Al-Fayad Bariir Zamani oo ah Muwaadin Suudaani ah oo muddo Lix bilood ah waddanka u joogay in uu helo sida uu sheegay...

Dr. Gaboose Oo Ka Hadlay Khatarta Iyo Sifaha Lagu Garayo Qofka Uu Haleelo Cudurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo kamida dhakhaatiirta reer Somaliland ayaa markii ugu horeysay si faah-faahsan uga hadlay khatarta cudurka EBOLA VIRUS oo...

Haween Nadaafadda Ka Shaqaynayay Magaaladda Muqdisho Oo Ku Dhintay Qarax Bambaano

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Saddex Dumar ah ayaa ku dhintay 11 kalena waxaa ka soo gaadhay Dhaawacyo Magaalada Muqdisho ka dib markii Haween Xaadha Jidadka Miino...

Maxkamadda Ciidammada Soomaaliya Oo Toogatay Saddex Dhalinyaro Ah Oo Lagu Eedeeyay Inay Ka Tirsan...

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Sadex Dhagar-qabe oo ka tirsanaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab, ayaa maanta lagu fuliyey dilka toogashada ah, ka dib markii ay Xukun dil toogasho ah...

Wasiirro ka tirsan Somaliland oo Maanta kulan la qaatay Wafdi ka socda IGAD

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta shir ay albaabaddu u xidhan yihiin la yeeshay wefti ka socdda urur goboleedka IGAD, kuwaasoo...

Shirkadda Fly Emirates oo Joojisay Duullimaadyadeedii Dalal ku yaalla Galbeedka Afrika

0
DUBAI,(HargeisaPress) — Duulimaadyada diyaaradda Emirates ee laga leeyahay dalalka Imaaraadka Carabta ayaa joojisay duulimaadkii ay ku tegi jirtay dalal ku yaalla galbeedka Afrika cabsi...

Madaxweyne Siilaanyo oo kasoo laabtay fasax gaaban oo uu ku tagay Britain Si Balaadhan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabta ka dib markii uu fasax gaaban ku tagay wadanka...

Mustafe Sheekh Cumar Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Kumeelgaadhka ah ee Ururka Suxufiyiinta Solja iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xubnaha Gudida Fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee(Solja),ayaa kulan ay maanta u qabteen Warbaahinta Xilkii Gudoomiyanimo ee ururkaasi kaga qaadey Gudoomiyihii Ururka Solja...

Dadweynaha Macaamiisha Shirkada Isgaadhsiinta Somtel Oo Soo dhaweeyay Munaasuibada Ciidal-fidriga Awgeed Adeega Isgaadhsiinta Somtel

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Dadweynaha Macaamiisha Shirkada Isgaadhsiinta Somtel ee Guud ahaanba dalka Somaliland gaar ahaana Magaalooyinka waaweyn ee Degmooyinka iyo Gobolada ayaa,siweyn usoo dhaweeyay, Isticmaalka...