Wasiirka Dalka Denmark U Qaabilsan Horumarinta Oo Madaxwayne Siilaanyo Kala Hadlay Wargeys-Yadda Xidhan, Kana...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha horumarinta iyo baayac-mushtarka Mogens Jensen oo maalintii Salaasadii soo gaadhay Magaaladda Hargeysa ayaa Madaxwayne Siilaanyo kala...

Shirkadda Diyaaradaha Korean Air oo sheegtay inay joojinayso duulimaadyadeedii Kenya

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Shirkadda diyaaradaha Korean Air ayaa maanta ku dhawaaqday inay joojinayso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, cabsi ay...

Somaliland: Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka SOLJA Oo Lagu Dhawaaqay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa ka dib markii maalmihii la soo dhaafay la...

Shirkii Wafdigii Golaha Amaanka iyo Madaxda Dowladda Soomaaliya + SAWIRRO

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Wafdigii xubnaha joogta ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta booqasho taariikhi ah ku yimid Muqdisho ayaa la kulmay...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka Socday Denmark + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminayo wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dalka Denmark Morgan Jansen. Kulankaasi...

Dalladda SONYO Oo Dooratay Guddoomiye Ku Xigeen Cusub

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Maanta oo ay taariikhdu tahay August 13, 2014, Golaha Sare ee haya xilka hogaamineed ee Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO...

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ethiopia Si Rasmi Ah U Furtay Xuduuda iyo Shuruud...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia maanta si rasmi ah loo furay....

WHO oo sheegtay in Kenya ay khatar ugu jirto inuu ka dillaaco cudurka Ebola

0
Nairobi (HargeisaPress) — Hay’adda WHO oo caafimaadka dunida u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Kenya ay khatar ugu jirto in uu ka dilaaco...

Xaabsade Oo Sharaxay Sababta Uu Puntland U Tagay iyo Waxa Uga Meel Yaala Laascaanood

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, oo hore u ahaa Lataliyaha Doorashooyinka Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Wasiirka Warfaafinta iyo wasiirka hawlaha guudna ka soo...

Golaha Guurtida Somaliland Oo Iska Difaacay Eeda Mucaaradka Farriin Doorashada Ku Saabsana u Diray...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland, ayaa difaacay sharciyada ay ku fadhiyaan oo Mucaaradku naqdiyay, sidoo kalena waxay Farriin ku aadan in Dalka doorasho...