Madaxweynaha Somalia oo Maanta ka Qayb-galaya Shirka Golaha Wasiirrada

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia ayaa markii ugu horreysay ka qaybgalay kulanka golaha wasiirrada oo xilligan ka socda xarunta madaxtooyada Somalia, kaasoo looga hadlayo hub-ka-dhigista...

Somaliland: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 25-aad

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Mudanayaasha Aqalka wakiilada Somaliland ayaa maanta meel mariyay Ajandahooda 25-aad oo xeerar muhiim ah ka kooban. Fadhiga oo uu shir gudoominayay Gudoomiye...

Maxakamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Nin Hore...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxakamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ayaa maanta Xukun dil ah ku riday Askari hore uga tirsanaan jiray Ciidanka Naafadda...

Taageero Buuxda ayaanu u Haynaa Shirka Beelaha Samaroon ee Xidhibaan Mahdi gees ku baaqay...

0
Anigaoo ah Basher Jamac Nux waxaan halkan aan hanbalyo uga diraaya Xidhibaan Mahdi gees oo ka dhawaajiyey arin mudo badan ba iga dhex guuxaayey...

Xisbiga UCID Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Taageerayaal Ku Soo Biiray

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xisbgia Mucaaradka ah ee UCID ayaa munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey taageerayaal aad u tira badan oo ku soo biiray Xisbgia...

Somaliland oo sheegtay in doorashadii Galeydh aanay saameyn ku yeelanayn

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukumadda Somaliland ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameysay qurbo-joogta Somaliland ee iskaga timid daafaha caalamka oo sanadkan ay dalka yimaadeen qurbojoogiti...

Daawo Muuqaal: Mo Farah Oo Ku Guulaysaty Orodaka 10,000M Ah ee Horyaalka Yurub.

0
London,HargeisaPress) — Mo Farah ayaa mar kale ku guulaystay horyaalka yurub dhanka orodka 10,000 Mitir ah , isagoo hore looga shakisanaa inuu ciyaari karo...

Gudoomiyaha Maxakamadda Sare Ee Somaliland Oo Digniin U Diray Dadka Dhaliila Bahda Garsoorka

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil, Ayaa Carrabka ku adkeeyay in Gasoorka Somaliland yahay mid madax banaan islamarkaana aan waaxyaha...

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Hadlay Sababaha Kor U Qaaday Qiimaha Shidaalka Dalka

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Saleebaan Siciid Cali, ayaa Sheegay in Batroolka oo kala yara Go’ay uu sababay sicir-barar ku yimid qiimaha Batroolka...

Maayarka Hargeysa Oo Walaac Ka Muujiyay Xabaalo Khatar Ugu Jira In Daad Qaado

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) iyo xubno golihiisa degaanka ka mid ah ayaa walaac ka muujiyay Xabaalaha Boqol jire oo khatar...