Qaxooti kasoo cararay Colaadda Koonfurta Suudaan oo soo buuxiyay Itoobiya

0
Addis Aabab,(HargeisaPress) —Dowladda Itoobiya ayaa marti-galisay 188,000 oo qaxooti ah, kuwaasoo intooda badan kasoo cararay colaadaha sokeeye ee ka jira Koonfurta Sudaan oo daris...

Somaliland: Carwo Xambaarsan agabka loo isticmaalo qurxinta Dumarka Oo Sannadkii Labaad laga Furay Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Carwo xambaarsan agabka agabka loo isticmaalo qurxinta iyo nafaqaynta jidhka bini’aadamka oo dabiici ah, ayaa sannadkii labaad oo xidhiidh ah lagu soo...

Khilaaf Xoogan Oo La Huurinaayay In Mudo Ah Ayaa Dibada Usoo Mudh Yidhi Kana...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Khilaaf Xoogan Oo La Huurinaayay In Mudo Ah Ayaa Dibada Usoo Mudh Yidhi Kana Dhexqarxay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Iyo Musharaxa...

Boqol Weerar oo saddexdii sano ee ugu dambeeyey ka dhacay dalka Kenya Warbixin Wargeyska...

0
NAIROBI, Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray warbixin ka hadlaysa weerarrada ka dhacay gudaha dalka Kenya saddexdii sano ee ugu...

Danjire Nicholas Kay Oo Ka Jawaabay Dalabyo Shir Gudoonka Wakiilada Somaliland Hor Dhigay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ergayga Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Nicholas Kay, ayaa kulan uu la yeeshay Shirgudoonka Wakiilada Somaliland, kaga bixiyay...

Nuruxka Afar Qodob Oo Lagu Ilaalinayo Sharafta Madaxdhaqameedka Dalka Oo Wasiirka Arimaha Guduhu Soo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maanta wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay inay...

Ra’iisul wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu hogaaminayo oo galabta gaadhay Addis Ababa + SAWIRRO

0
Addis Ababa ,(HargeisaPress) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wafdigan ayaa waxaa ka...

Madaxweyne Siilaanyo oo kulan Albaabadu u Xidhan yihiin la yeeshay DanjireNicholas Kay + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qaybsamaha Somalia iyo Somaliland Nicholas Kay oo Shalay Hargeysa yimid. Wasiirka Arimaha...

Hoggaamiyaha Siyaasadda Xamaas oo ka Hadlay Xal u Helidda Marinka Gaza

0
GAZA, (HargeisaPress) —Kaddib muddo bil ah oo u socday dagaal u dhaxeeyay dhinacyada Israel iyo Falastin ayaa iminka waxaa socda dadaallo ay Qaramada Midoobay...

Somaliland Maxay ka tidhi Safarka Nicholas Kay ee Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay Dan-jiraha gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo maanta...