Daawo Muuqaal: Xildhibaano Dilka Saraakiisha Ciidanka Ku Tilmaamay Mid Qorshaysan
Hargeisa, (HargeisaPress) — Xildhibaano ka tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland ayaa hanaanka Askarigii Dilay Taliyihii hawlgalinta iyo abaanduulihii Ciidanka Militariga ee guutada 17-aad ku baxsaday...
UN Monitoring Group Oo Si Rasmi Ah U Bilawday Baadhitaan Ay Ku Samaynayso Musuqmaasuqa...
NariobI/Adis ababa,(HargeisaPress) — Kooxda Qaramada Midoobay (United Nations) u qaabilsan la socodka iyo daba-galka arrimaha Musuqmaasuqa ee la yidhaahdo UN Monitoring Group, ayaa si...
Yoweri Museveni oo Eryay Ra’iisul Wasaarihii Uganda mid kalena Magacaabay
KAMPALA, Uganda (HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa Jimcaha maanta ah shaqadii ka eryay ra’iisul wasaarihiisii oo la sheegay inuu ahaa nin...
Shacabka Scotland oo diiday inay ka go’aan Dalweynaha Britain
EDINBURGH, Scotland — Dadweynaha reer Scotland, ayaa ku adkaystay intooda badani inay ka sii mid ahaadaan oo aanay ka go’in waddanka Britain, ka dib...
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Cambaareeyey Siday Xukumaddu Ula Dhaqantay Mudaharaadeyaasha Gabiley
Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) sida oo kalena ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si kulul...
Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaad Balaadhan Oo Maanta Gilgilay Magaaladda Gabiley + SAWIRRO
Gabiley, (HargeisaPress) — Wiil yar oo da’diisa lagu qiyaasay 10 Sano jir ayaa ku dhintay, 12 kalena way ku dhaawacmeen inta la Ogyahay Mudaharaado...
“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale
Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga,Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun...
Sababta Keentay Askari Toogasho Ku Dilay Abaanduulihii guutada 17-aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland iyo...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Nin askari ah ayaa toogasho ku dilay Abaanduulihii iyo sarkaalkii hawlgalinta guutada 17aad ee Ciidaanka Qaraka Somaliland oo fadhigeedu ahaa duleedka...
Somaliland: Sayladda Xoolaha Hargeysa Oo laga dareemayaa dhaqdhaqaaqa xilliga moosimka xajka + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Saylada Xoolaha ee magaalada Hargeysa ayay si xoog ah ugu soo qulqulayaan xoolaha nool ee kala duwan, gaar ahaan Adhiga oo...
Somaliland: Carwada Nabada ee Farshaxanka iyo Fimilmada oo Hargeysa ka furantay iyo Fanaaniinta sanadka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Geediga Nabadda ee Farshaxanka iyo Filimada ayaa furitaankeeda lagaga dhawaaqay Maanta Hudheelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa.
Bandhig Carweedkan oo ay soo...